Doon ay saarnaayeen ciyaartoy iyo taageerayaashooda ayaa ku degtay dooxo ku taala dalkaasi Yugandha. Haro ku taal dalkaasi Yugaandha oo la yiraa Albert ayaa doomo badan ku degeen.
Afhayeen u hadlay wasaarada arimaha gudaha ayaa sheegay in 30 qof doontu la degtay oo qaar la soo badbaadiyay. Afhayeenka ayaa intaa ku daray in dadka doonta saarna hal dhinac u bateen sidaana doontu ku rogmatey.
Doomaha dadka qaada aya inta badan ah kuwo dhamaadey.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS