X

Doonimeyno SNM: ARAG banaanbax balaadhan oo Buuhoodle ka dhacay iyo gabay cajiiba

Banaanbax kii ugu balaadhnaa ayaa ka dhacay Buuhoodle halkaas oo dadku ku dhawaaqayaan SNM doonimeyno, Xaglatoosiye dooradiisa doonimeyno, Siilaanyo dooni mayno Somalidiid.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

 

admin:

This website uses cookies.