Doorashada gudoonka barlamaanka Somaliya ayaa hadda ka bilaabatey Muqdisho iyadoo musharixiinta ay sugayaan sida xildhibaanadu u doortaa. Barlamaanka cusub ayaa waxba uga duwanayn kii hore.
Doorashadan ayaa lagu ogaan karaa qofka helaya jagada madaxweynaha oo hadda uu ku fadhiyo fadhiid Xasan Sheekh. Rajo xumo weyn ayaa laga muujiyay doorashadan iyadoo laga baqayo in dadkii hore soo noqdaan.
Natiijada ayaa la filayaa saacadaha soo socda.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS