X

Doorashada maamulka muranku ka jiro ee Galmudug oo la doortey masuul cusub

Doorashada maamulka muranku ka jiro ee Galmudug o hadda la doortey masuul cusub ayadoo isha lagu hayo shirka London oo masuulka cusub tagi doono.

Dadka badankiisa ayaa qaba in loo dedejiyay in shirkaas bilaa macnaha looga faaiideysto tagida London.



Waxaana Maanta Tartanka uu u dhaxeeyay Seddaxda Musharrax ee kala ah Axmed Ducaale Geelle “Xaaf” , Axmed Cali Hiloowle iyo C/qaadir Maxamed Shirwac.

Waxaana ay Codoadka u kala heleen Sidan :-

C/qaadir Maxamed Shirwac { 7 } Cod

Axmed Cali Hiloowle { 24 } Cod

Axmed Ducaale Geelle “Xaaf { 58 } Cod

Waxa loo gudbey wareega labaad

Axmed Ducaale Xaaf ayaa helay codadkii ugu badnaa doorashada Galmudug wareegeeda labaad oo uu helay 54 cod halka Axmed Shariif uu helay 354 cod.

Waxayna aheyd natiijo si weyn loo sugayey maadaama uu wareegii hore keensaday codad aad uga badan midka uu keensan Axmed Shariif.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.