X

Doorashadii Holland oo lagu kala baxay iyo Muslim nacaybkii oo laga ordey

Doorashadii Holland ayaa lagu kala baxay iyo Muslim nacaybkii naagta gaalowdey ee Somaliyada ah ku jirtey oo laga ordey. Doorashadan ayaa abuurtey xamaasad dheeraada.

Codadka la tiriyay ilaa hadda ayaa siiyay xisbiga talada ah 32 kursi halka cunsuriga Muslimka neceb uu helay 19 kursi oo ay ka dhigan tahay in uu ku darsaday laba kursi oo kaliya.



Raiisal wasaaraha dalkaasi Holland Rutte ayaa hambalyo u direy taageerayaashiisa sheegayna in horumarku sii socon doono dalkuna ka badbaaday in sida Ingiriiska khalkhal galo.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS



admin:

This website uses cookies.