X

Doorashadii maamulka Somaliland oo u dhacdey sidii dagaalkii SNM u dhexeeyay 1993: DAAWO

Doorashadii maamulka Somaliland ayaa u dhacdey sidii dagaalkii SNM ee u dhexeeyay beelaha ISAAQ ee Garxajis iyo isbahaysiga Habarjeclo (HJ iyo Habarawal (HA) 1993.



Dagaalkaas SNM u dhexeeyay oo wariye uu ka ahaa CUKUSE waxa ku burburtey BURCO halkaas oo beelaha Garxajis oo HabarYoonis (HY) ugu tunweyntahay ay ka adkaadeen kuwa isbahaysiga HJ IYO HA.

Doorashadii ka dhacday ayaa beelaha HJ iyo HA isku bahaysteen si ay kursiga uga ilaaliyaan beelaha Garxajis ee aan hadda is haysan horena u kala jabay.



Inkastoo HJ taageero balaadhan ka heshay beelaha Makaahiil ee Samaroon intooda badan hadana ma wada dhanayn oo waxa lagu kala jabiyay lacag xad dhaafa oo ah lacagtii islaamaha suuqa fadhiyay laga ururiyay.



Waxa dabcan u dheeraa ku shubashadii iyo taageero caalami ah oo ka timi Imaaraadka iyo dhinaca Itoobiya. Kuraasta mAamulka ayaa waxa boqolkiiba 80 ku fadhiya isbahaysiga labadaa jufo ee HJ IYO HA taas oo ka dhigan in beelaha kale ee xiiqsan ayna boqolkiiba laba xataa ku lahayn.

Hoos ka daawo dagaalkii BURCO

 





Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

 

admin:

This website uses cookies.