X

Doorashadii madaxweyne ku xigeenka Khaatumo oo dib u dhacdey iyo sababta

Doorashadii madaxweyne ku xigeenka Khaatumo ayaa dib u dhacdey xilli shalay Cali Khaliif ku calaacalay in ISAAQ ka soo gaaro maamul laga ag samaynayo.



Saacadihii ugu Danbeeyay waxaa ka soconaayay Gudaha Buuhoodle Dhaqdhaqaaq xaasaasi ah iyo is xuuran dhanka Xildhibaanada oo ay u kala ordayaan Musharixiinta Booskaasi Ku Loolamaya.
Barlamaanka khaatumo ayaa Culays Xoog leh Soo Food saaray kaaso ku Selaysan Kala Hororsiga Codkooda oo Musharixiintu ay u kala Ordaayan.



Balse Waxaa Dib U Dhacday Doorashadaasi oo lagu waday 22 Bisha waxaana Sababta ugu weyn tahay kacdoon Xoog leh oo Ka Bilaabanaaya Gudaha Buuhoodle Saacadaha Soo Aadan Kaaso Shacabka khaatumo ku Diidan yihiin Shirkii Caynaba ee Kooxda Cali iyo maamulka Somaliland.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.