X

Doorashadii Somaliland oo musuq lagu helay iyo buugii oo gudigu qiratay

Doorashadii Somaliland ayaa musuq lagu helay iyo buugii xisbiga Wadani soo bandhigey gudigu qiratay inuu iyaga ka yimi. Doorashada ayaa si xun loo musuqey ayadoo ay cadayd in xisbiga Wadani ku guulaystey.

Mar haddii musuq lagu helay hal goob waxa cad in dhamaan la wada tiriyo dadkii codeeyay.





Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

 

admin:

This website uses cookies.