Tunisiya ayaa ahayd halka uu ka bilowday kacdoonka carabta kaasoo hadda isku bedelay mid argagixisadu si fiican uga faaiideysato oo ay burburiso wadamo badan sida Ciraaq iyo Siiriya.
Doorashadan madaxweynaha cusub ee Tunisiya ayaa tilmaamaysa in dadku khaati ka taagan yihiin kooxaha diimaha ku dhuunta ee soo xerogashada nidaam darada iyo burburka.
Tunisiya ayaa leh ciidan dhisan waana ta u suurtagalisay inay ka badbaadaan kooxaha argagixisada inay ka faaiideystaan kacdoonka xoriyad doonka ah.
Rashiid Celaanyo
ARAABINEWS