X

Dooxyadii oo soo rogmatey raxmaadka RABI awgeed

Dooxyadii oo soo rogmatey raxmaadka RABI awgeed xilli dadku ku jiraan abaar taas oo RABI ka soo gaadhey. Magaalooyinka uu roobku sida fiican u biyo dhigey waxa ka mida Boorama ilaa deegaanada dadku kui soo hayaameen.




Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.