X

Dr C/raxmaan Bayle oo ka naxsaday madaxa QM ee Somaliya oo cashuur bixin: SAWIRO

Dr C/raxmaan Bayle ayaa ka naxsaday madaxa QM ee Somaliya Maykal Kiiting oo wax cashuur aan bixin had iyo jeer war xun ka qora Somaliya.



Kulanka oo uu codsaday wasiirka maaliyada Dr Bayle ayaa ka dhacay Xalane halkaas oo runta faraha laga saaray loona sheegay inay bixiyaan.

Hay’adaha faraha badan ee jooga Xarunta Xalane ayaa malaayiin ka sameeya magaca Somaliya hadana aan bixi cashuurta ku waajibtey.



Gabagabadii shirka ayaa waxaa lagu magacaabay guddi labada dhinac ah oo ka wada shaqeyn doona dib u eegista heshiiska SOMA.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

 

admin:

This website uses cookies.