X

Dr C/raxmaan Bayle oo Qadar kula kulmey dhigiisa: SAWIRO

Dr C/raxmaan Bayle ayaa Qadar kula kulmey dhigiisa. Dr Bayle oo ku sugan dalkaasi Qadar ayaa wasiirka maaliyada ee dalkaasi kala hadlay arimo badan oo iskaashi.



Maanta waxaan la kulmey dhigeyga Wasiirka Maaliyadda Dalka Qadar Mudane Cali Shareef Al–Cimadi oo aan ka Wada hadalney xiriirka walaalnimo ee Soomaaliya iyo Qatar dhinaca kale waxaan ka Wada qeyb gelnay shirka wasiirada Islaamka ee lagu qabtey Doha” ayuu yiri Wasiir Beyle.



C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.