Dr Cilmi Maxamud Nuur oo ka mida gudiga maaliyada barlamaanka ayaa kahor akhriyay barlamaanka sharciga wax ka iibsiga iyo qandaraasyada. DR Cilmi ayaa sharaxay faaiidada sharcigu u leeyahay shacabka siiba ganacsatada.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS.COM