Dr Cilmi Nuur oo ka tirsan xildhibaanada golaha shacabka oo sharaxay halka muranka aqalka sare ka yimi
Dr Cilmi Nuur oo ka tirsan xildhibaanada golaha shacabka dawlada Somaliya kana soo jeeda gobolka Awdal ayaa sharaxay halka muranka aqalka sare ka yimi.