X

Dr Colonnel Idiris Abdi Qalib oo Caafimaaday Shaqadiisiina Dib Uga Bilaalay Magaalada Djibouti

Jaaliyadaha Beelaha Gadabursi ee degan wadamadasi Yurub, Amerika , Australia,Aasiya iyo Afrika waxay Salaan Hambalyo iyo Ducaba u dirayaan Dr Colonnel Idiris Abdi Qalib oo ku Laabmay Magalabadaxda Jibouti 31 / 1 /2015 isagoo ku Jiray mudo 5 shan bilood ah ku jiray cusbitaal ku yala Magaalada Paris ee Wadanka Faransiiska kadib markii uu dhawaac xabadeed ka soo gaadhay mid ka mida ilaalada Madaxweynaha Djibouti Waxaan ilahay ugabaryaynaa Cafimaad Taam ah iyo cimri dheer ku waar ilahay ha Kula jiro aamiiinn

ARAABINEWS

 

admin:

This website uses cookies.