X

Dr C/raxmaan Bayle muxuu ka sheegay shirka Igad ee ka furmaya beri caasimada Muqdisho+MAQAL+SAWIRO

Muqdisho 09 Jan 2015–Wasiirka sii haya xilka wasiirka arimaha dibedda Dr C/raxmaan Bayle ayaa ka hadlay muhiimada uu leeyahay shirka Igad ee berito ka furmaya Muqdisho halkaas oo hadda wadamadu ku jira Igad ay wada yimaadeen. Cabsi nagama hayso in shirkani dhacayo.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.