Dr C/raxmaan Bayle ayaa barlamaanka horgeeyay sharciga maaliyada.
Wasiirka ayaa Xildhibaanada ka hor aqriyay Hindise sharciyeedka hab maamulka Maaliyadda oo ay Wasaaradiisu soo diyaarisay.
Wasiirka ayaa sheegay in Sharcigaan uu yahay mid muhiim u ah dalka isla markaana Xildhibaanada laga doonayo iney Wasaarada u fududeeyaan meel marinta sharcigaan.
Waxaa uu sheegay in hadii Xildhibaanada ay Ansixiyaan Sharcigaan uu waxbadan uu ka badali doono hanaanka Maaliyadda Soomaaliya.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS