Dr C/raxmaan bayle oo ka hadlay waxa Somaliland looga reebay lacagaha la qaybinayo: MAQAL
Dr C/raxmaan bayle ayaa ka hadlay waxa Somaliland looga reebay lacagaha la qaybinayo ee loo qaybinayo maamul goboleedyada Koofurta. Jawaabta wasiirka maaliyada Somaliya ayaad moodaa in dad badan ku qanacsanayn.