X

Dr C/raxmaan Beyle oo ka hadlay mishaharaadka shaqaalaha dawlada iyo deynta

Dr C/raxmaan Beyle ayaa ka hadlay mishaharaadka shaqaalaha dawlada. Waxa uu tilmaamay in Xukumada Soomaaliya ay rajeyneyso in sanadaha soo socdo kadib ay ku guuleystaan in Soomaaliya aan deyn lagu sheegan.



Dhan kale Wasiirka Wasaarada Maaliyada ee Xukuumada Soomaaliya C/raxmaan Ducaale Bayle ayaa ka hadlay wararka sheegaya in aysan joogto ahayn Mushaarka shaqaalaha dowladda.



Wasiirka ayaa sheegay in aysan jirin hakad ku yimaaday bixinta Mushaarka Shaqaalaha dowladda islamarkaana si joogto ah ay u qaataan.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.