Dr Maxamed Cali oo safiir hore uga ahaa wadamada Holland iyo Beljim ee dawladii u dambeysay dalka kana soo jeeda Awdal ayaa shaaciyay in uu u taagan yahay xilka madaxweyne ku xigeenka. Wuxuu sheegay in ay jirto cadaalad xumo ay xalin karto xisbiga Wadani.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS.COM