X

Dr Maxamed Xasan Dirir iyo xaaskiisa oo tacsi ka diraya geerida Axmednuur Qalinle

Inaa lilaah waa inaa ilayhi raajicuun waxa maanta magaalada London ku geeriyooday Axmednuur Cabdi Qalinle, waxana tacsida diraya Dr Maxamed Xasan Dirir iyo xaaskiisa Faaisa Xasan iyo caruurtooda Warda, Muna iyo Maryan oo ku sugan London.

Waxay RABI uga baryayaan in marxuunka uu janadiisa Fardowsa ka waraabiyo qoysaskii uu ka tagayna samir iyo iimaan uu ka siiyo. Aamiin. Axmednuur Qalinle wuxuu ahaa shaqsi si weyn uga dhex muuqda bulshadiisa, mudooyinkii dambana ahaa Samafale.

Marxuun Axmednuur Cabdi Qalinle

Inaa lilaah waa inaa ilayhi raajicuun

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.