X

Dr Nageeye oo ka hadlay horgalo reer Awdala oo askar u qoraya Muuse Biixi

Madaxweynaha Awdal state Dr Nageeye ayaa ka hadlay horgalo reer Awdala oo dhiigyacab Muuse Biixi lacag u soo dhiibay si ay askar ugu qoraan xasuuqa uu ka wado Laascaanood. Horgaladan ayaa shilimaad u qaybiyay calooshood u shaqaysteyaal reer Awdala si ay u keenaan askarta uu rabo.

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.