Dugsiyo gaar loo leeyahay oo kadhisan Awdal intooda badana lagu dhigo manaahij Carbeed iyo dhaqano Caraba ayaa diidey amarka wasaarada waxbarashada Somaliland sida uu sheegay wasiir C/llaahi Dheere wuxuu sheegaya dugsiyada.
Wasiirka ayaa sheegay goobta ardeydu tagayso mar haddii dugsiyada Carbeed diiden amarkii wasaarada.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS