X

Dulmi ka dhacay wasiir ku xigeenada la magacaabay iyo beel kuraas saaida la siiyay

Dulmi ka dhacay wasiir ku xigeenada la magacaabay iyo beel kuraas saaida la siiyay.

Waxaan halkan idiinku soo gudbineynaa Qabiilada ay kasoo jeedaan 26 wasiir ku xigeen oo uu magacaabay Ra’isul wasaare Xasan Cali Kheyre.

Beelaha Hawiye ayaa 7 xubnood ka helay wasiir ku xigeenada halka Dir ay lix xubnood ka heleen, waxaana min shan wasiir ku xigeen helay beelaha Daarood & Raxanweyn halka sedex wasiir xigeen heleen beelaha Shanaad.

HAWIYE



1– Cabdullaahi Shiikh Cali Qaloocow, Wasaaradda Maaliyadda, Hawiye, Dagoodi.

2- Xildhibaan Cisman Maxamed Cabdi (Daalo) Wasaaradda Dakadda Iyo Gaadiidka Badda, Ujaadeyn.

3- Xildhibaan Xirsi Aadan Rooble, Wasaarada Gadiidka cirka iyo dhulka, Hawiye, Habargidir, Saruur.

4- Xildhibaan Cabdikariin Khaliif Dalac, Wasaaradda Xanaanada Xoolaha, Hawiye, Habargidir, Sacad, Reer Jalaf.

5- Ciise Wehliye Maalin, Wasaaradda Cadaaladda, Hawiye, Murusade.

6- Xildhibaan Axmed Cumar Islow, Wasaaradda Dhallinyarada iyo Isboortiga, Hawiye, Wacdaan

7- Xildhibaan Maxamed Khaliif Diiriye Shaakuud, Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha , Ajuuraan

DAAROOD

1-Xildhibaan Cismaan Aadan Dhuubow, Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha Diinta, Daarood, Bartire.

2- Xildhibaan Cabdinaasir Saciid Muuse, Wasaaradda Amniga Gudaha, Majeerteen, Sawaaqroon.

3- Mukhtaar Mahad Daa’uud, Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, ogaadeyn, tala-muge/cabdalle

4- Maxamuud Cabdulqaadir Warsame , Wasaaradda Batroolka iyo macdanta, Mareexaan.

5- Xildhibaan Cilmi Cumar Ceynsane, Wasaaradda Gargaarka  iyo maareynta Musiinooyinka, Majeerteen

DIR



1- Xildhibaan Feysal Cumar Guuleed, Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare, Samaroon (Jibriil Yoonis).

2- Xildhibaan Jamaal Xasan Ismaaciil, Wasaaradda Howlaha Guud iyo Dhib u dhiska, Isaaq, Arab.

3- Xildhibaan Xaamud Cali Xasan, Wasaaradda Beeraha, Dir, Ciise.

4- XIldhibaan Dr. Xuseen Cabdi Cilmi, Wasaaradda Arrimaha Dastuurka, Beesha Dir, Faqe Cumar

5- Xildhibaan Cabdullaahi Cumar Abshirow,  Wasaaradda Kullumeysiga iyo Kheyraadka Badda, Biyamaal.

6- Xildhibaan Cabdiraxmaan Iidaan Yoonis, Wasaaradda Warfaafinta, beesha Makaahiil (Sacad Muuse)

DIGIL & MIRIFLE

1-Xildhibaan Ibraahim Yarow Isaaq, Wasaaradda Batroolka iyo Isgaarsiinta , Mirifle/ Garwaale

2- Xildhibaan Samra Ibraahim Cumar, Wasaaradda Haweynka iyo Xuquuqul Insaanka, Mirifle, Disow.

3- Xildhibaan Cismaan Libaax Ibraahim, Wasaaradda Korontada iyo Biyaha , Mirifle, Gawabweyn.

4- Xildhibaan Xaaji Cali Sh. Maxamed Nuur, Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Federaalka , Digil, Shanta Caleemood

5- Xildhibaan Xuseen Cusmaan Xuseen , Wasaaradda Caafimaadka Baydhabo ayuu kasoo jeeda qabiilkiisa (lama hayo)

BEELAHA SHANAAD

1-  Xildhibaan Cabdulaahi Colaad Rooble, Wasaaradda Gaashaandhigga, Beesha Shanaad, Jareer Weyne.

2- Xildhibaan Fahmo Axmed Nuur, Wasaaradda Qorsheynta , Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha, Beesha Shanaad.

3- Xildhibaan Cabdicasiis Carmaan , Wasaaradda Shaqada iyo Shaqaalaha, Beesha Shanaad, Carab Soomaali.

Warbixintii C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.