X

Deg deg: Ciidanka xooga dalka ee Siiriya oo argagixisada kala wareegay magaalo qadiimi ah

Ciidanka xooga dalka ee Siiriya ayaa argagixisada Daacish kala wareegay magaalada Palymra ee qadiimiga ah oo argagixisadu burburisay qaybo ka mida oo kumanaan sanadood aan la taaban. Argagixisada Sucuudigu ka dambeeyo hubkana siiyo una soo mariyo Turkiga ayaa ka firxaday dhulka faaruqa ee buuraha kuna dhuuntey guryaha dadka ee magaalada.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.