Maayer ku xigeenka degmada Boorama oo khalkhalay kuna tilmaamay Ramaax in uu yahay madaxweynaha gobolka taas kadibna uu Ramaax ka qaaday maykarafoonka. Dadka badankiisa ayaa ku tilmaamay in uu qarxiyay hawlaha degmada oo qaan badan lagu leeyahay.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS.COM