Haweenka gobolka Awdal qaasatan kuwa Makaahiil ayaa Siilaanyo oo London jooga ugu baaqay in uu si deg dega u sii daayo dadka Ramaax ka ururiyay Boorama ee uu Hargeysaku xirxirey. Dadkan ayay sheegeen in ay ku jiraan dad xanuuno qabo iyo ganacsato oo u daacad ahaa maamulka Somaliland.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS.COM