X

Siilaanyo oo booqday goobtii laga casuumay oo noqotey machad cilmi baaris

Madaxweynaha Somaliland Siilaanyo ayaa ku sugan Ireland halkaas oo hadda la ogaaday goobta casuuntey Siilaanyo oo ay had iyo jeer horjoogaan dad baratakoolku ka xunyahay. Sawiro laga soo qaaday safarka ayaa lagu arkayaa isagoo ay qaabilayaan madaxda machadkaasi oo logu sheegay in uu wax ka qabanayo ictiraafka.

Waftiga Siilaanyo oo ahaa hal beel ayaa waxa ku qarsoonaa oo loogu talogalay in ay ishu qabato Xaglatoosiye oo isagu wata baasaboor ajnabi ah.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS.COM

admin:

This website uses cookies.