Ehelada gabadh lagu magacaabo Ruqiya Siciid Ayaanle oo si xun loo diley oo dalbaday in xukunka loo fuliyo sidii maxkamadu ugu xukuntey. Waxay ka cadhoodeen in dadkii dilay gabadha la kala reebay. Waxay ku hanjabeen in ay gacantoda cadaalad ku samayn doonaan.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS