X

Erdogan oo afgambigii fashilmey uga faaiideystay in uu dadkii waxbarashada xataa xirxiro

Wararkii ugu dambeeyay ee ka imanaya Turkiga ayaa sheegaya in Erdogan uga faaiideysanayo afgambigii fashilmey in uu xirxiro cidkasta oo siyaasad ahaan uga soo horjeeda.

Talaabooyinki ugu damvbeeyay ee uu qaadey dawladiisa ayaa lagu xirxirey dad kumanaan gaaraya oo ka shaqeeya waxbarashada oo ay ku jirto qayb mucaaradku ku lahaayeen Muqdisho.

Turkiga ayaa loogu baaqay in uu ilaaliyo sharciga oo aanu dadkla iska xidhin bilaa dambi.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.