X

Erdogan oo geesinimo sameeyay una ogolaanaya qoxootiga Siiriya dhalashada Turkiga

Madaxweynaha Turkiga Erdogan ayaa noqdey madaxii Muslim ee ugu horeeyay ee dhalasho siiya dadkale oo Muslimiina. Erdogan oo raba in uu noqdo hogaamiye la xasuusto ayaa hadda bilaabey in uu dib u soo celiyo xiriirka wadamada Muslimiinta ee uu colaada geliyay sida Siiriya.

Erdogan oo ka hadlayay gobol xad la leh Turkiga ayuu sheegay in walaalaha Siiriya ay qaadan karaan dhalashada Turkiga wuxuuna sheegay in ay socoto talaabo noocaasa.

Waxase Jira dad markiiba diidey in Siiriyiinta la siiyo dhalashada dalklaasi iyagoo ah dad hadda aad u liita oo ay dalkooda burburiyeen Turkiga, Sucuudiga iyo Qadar.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.