X

Erdogan oo ka noqdey sharci dhaqan noqdey

Barlamaanka dalkaasi Turkiga ayaa diidey sharci dhaqan ka ah dalkaasi oo baryahan horyaalay barlamaanka dalkaasi oo doodiisu xataa ay gaadhay xaaska Erdogan.

Sharcigan dhaqanka noqdey ayaa raga kufsada gabdhaha da’da yar la CAFINAYAA haddii ay guursadaan. Mucaaradka dalkaasi ayaa diidey in la xalaaleeyo kufsi.

Iyadoo ay cadaha in gabadhna rabin nin kufsaday oo sharafteeda wax u dhimey laakiin dhaqankaasi wali ka jiro dhinaca bariga Turkiga oo wali ay ku noolyihiin dad dhaqanada noocana ku dhegan.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.