Erdogan ayaa Turkida u sheegay in ay booqdaan masjid Al-Aqsa. Madaxweynaha Turkiga ayaa sheegay sida kaliya ee loo ilaalin karo aqoonsiga Muslimiinta waa in ay booqdaan.
Erdogan ayaa aad uga xun xasuuqa Yuhuudu ku hayso Falastiinta wuxuuse ilaaway in dalweyn oo la jaara oo Yuhuuda ka celin lahaa Falastiinta in uu qayb ka yahay burburintiisa.
Barlamaanka Yuhuuda ayaa ka doodaya eedaanka Masjid Al-Aqsa wuxuuna tilmaamay kuwa ka hadla xoriyada hadalka waxay uga hadli waayeen markey dadka kale u yedhinayaan sida xoriyadu tahay.
Wuxuu sheegay maalin kasta oo Masjid Al-Aqsa ay xoriyad la’aan tahay in ay cay ku tahay Muslimiinta
Rashiid Ceelaanyo
ARAABINEWS