X

Ergayga Qaramada Midoobey u fadhiya Somaliya oo iska weeciyay su’aal laanta hawada laga weydiiyay

Ergayga Qaramada Midoobey u fadhiya Somaliya ayaa iska weeciyay wariye u sheegay in hawadu isaga khuseyn. Wuxuu farta ku fiiqey wasiirka arimaha dibedda Somaliland inuu su’asha uga jawaabo.



[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=rCT3eNnrDyM[/embedyt]



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

 

admin:

This website uses cookies.