X

Madaxda gobolka Awdal oo booqdey dad aad u liita oo u baahan gargaar deg dega

Madaxda gobolka Awdal ayaa booqdey dad u liita oo xoolihii ka madheen ayna dad ka dhinteen cunto iyo biyo la’aan awgeed. Dadkan oo ka yimi Itoobiya oo soo miciinbadey Awdal ayaa abaartu kaga dabatimi halkaas oo ay hadda qarka u saaran yihiin macaluul tii ugu xumeyd.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.