Marwo Cibaado Geele oo hadda ku sugan jiida hore ee kacdoonka reer Adal ayaa sheegtay in ay dhamaatay xilligii aayaha gobolkan loo dabafadhiisan lahaa jufo kale. Somaliya guud ahaan way ka dhamaatay in jufo jufo kale ay maamusho waxayna ka go’antahay kacdonka reer Adal in ay taas fuliyaan.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS.COM