X

Faadumo Siciid oo ka hadashay fashilkii Muuse Biixi ka soo qabsaday Itoobiya

Booqashadii Muuse Biixi uu ku tagey Itoobiya ee loo sheegay inuu maamul yahay ee uuna dawlad sheegan karin ayaa Marwo Faadumo Siciid oo ka tirsan xisbiga Wadani ay ka hadashay ayadoo ku wiirsanaysa.



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.