Faadumo Siciid ayaa ka yaabtey Muuse Biixi oo kursigiisa durba shiki geliyay. Faadumo Siciid ayaa sheegtay in ixtiraafkii daaqada ka baxay. Waxay kale oo sheegtay inuu ku fashilmey inuu xal ka keeno doorashada goleuyaasha.
[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=W_7I8O_rzD4[/embedyt]
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS