Faadumo Siciid ayaa qarxisay in maamulka Somaliland ee Muuse Biixi uu hadda go’doon ku jiro oo sheekadii ictiraafku hog dheer ku dhacdey marhorena laga quustey. Faadumo Siciid oo ka tirsan xisbiga Wadani ayaa sheegtay in xitaa agaasimihii aqalka Muuse Biixi uu sheegay in la tahriibo.
[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=n12U58RZraI[/embedyt]
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS