X

Faahfaahin ka soo baxaysa dhacdadii argagaxa lahayd ee gabadhii dabaqa laga soo tuurey

Waxa soo baxaysa faahfaahin dheeraada oo ku aadan dhacdadii argagaxa lahayd ee gabadha dabaqa looga sooga soo tuurey. Booliiska magaalada Muqdisho ayaa hadda xaqiijay in rag loo soo qabtey.


”Waxaan idiin cadaynayaa in dhacdadaas argagaxa leh ee gabadha dabaqa laga soo tuurey markii la kufsaday kadib aan u qabanay 4 nin oo aan idinla socodsiin doono kolba wixii ka soo kordha arintan ayuu yiri afhayeen booliis.

Waa ugub in gabadh dabaq laga soo tuuro guud ahaan dadka Somalida inkastoo fooquba ku yaryahay. Waxa aad uga gilgishey ehelada gabadha oo sheegay in raggaa si fudud loo ogaan karo.


”Waxa fiican in lagu sii dheerayn haynta ragaas ee hore laga dilo ayuu qabaa Cali Calasow. Afarta nin ayaa jeelka loo taxaabay, waxana booliisku sheegay inay ahayd guri dabaqa halka laga soo tuurey.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.