Warar dheeeraada ayaa ka soo baxaya miino ay aaseen argagixusada shabaab deegaanka Deyniile ee duleedka Muqdisho oo la qaraxdey gaari ay saarnaateen dad shacaba iyo kgasaare ka dhashay.
Argagixusada ayaa miinada ku aastey wadada bacaadka ah agteeda, miinadaas oo qaraxdey xilli gaari shacaba uu ku socdey goobtaas. Waxa la sheegay in ilaa 5 qof ay ku dhaawacmeen qaraxaaas
Dadka dhaawaca ahaa ayaa loola cararay isbitaalada magaalada. Dhiigmiiratada iyo kuwa u adeega ayaa kordhiyay miino u aasida ummada iyo xasuuqa qosheysan.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS