Faahfaahin qarax ismiidaamin oo argagixisadu ka gaysatey Muqdisho. Qaraxa ayaa la sheegay in uu ka dhacay Aargada degmada qaasatan Agagaarka Wasaaradda Difaaca Soomaaliya oo ku taalla.
Xilliga uu Qaraxu dhacay ayaa la sheegay in Aargada Dayniile ay aheyd Mashquul,Maadaama Iskuullada halkaasi ku yaalla Ardeyda dhigata badankooda lasoo Fasaxay.
Goobjoogayaal ayaa xaqiijiyay in dhaawacyo ay soo gaareen labo Carruur ah oo goobta Maraayay. Xilligan xasuuqan ayaa goobtu mashquul ahayd.
Kooxda gaalaynta Muslimiinta ayaa markiiba sheegatay xasuuqan waellina lama hayo khasaaraha dhabta ee xasuuqan.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS