X

Faahfaahin qarax kooxda gaalaynta Muslimiintu ka fulisay Muqdisho

Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa waxay sgeegayaan in koocda gaalaynta Muslimiinta ay qarax ka gaysatey isgoyska Banaadir ee ku show maqaaxuda The village oo uu leetagay myeaadin Sonali ah oo qurbaha uga soo noqdey sidiu uu u dhisi lahaa dalkiisa.



Warka ayaa intaa ku daraya in gaari ay ka soo buuxiyeen walcsha qarxa uu ka qarxay goobta gawaadhida la dhigto oo ku taals afaafka hore ee maqaaxida The Village oo dhowr mar argagixisadu qarxisay.



Masuuliyiinta ayaa xaqiijiyay in gaarigaa ay dhigtey argagixisadu goobta oo galaaftey laba oo dhaawac ahaan looga qaaday goobta. Warkan ayaan farxad gelinayn argagixisada oo raba inay xasuuqaan dadka ku shaahaya maqaaxida oo ay u arkaan inay diinta ka baxeen.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.