Faahfaahin shilkii argagaxa ahaa ee ka dhacay inta u dhaxaysa Gabiley iyo Kalabaydh
Inta la ogyahay waxa shilkaasi ku dhintey dad gaarasya 14 ruux halkaas oo ay isku dhaceen gaadhi laga Puntland iyo mid laga lahaa Hargeysa. Shilkan oo aad u xumaa ayaa dhaawicii la gaarsiiyay magaalada Hargerysa.