X

Faahfaahin xasuuqii Xajiin ee Harawa ee ismaamulka Somali galbeed

Daraad ayay ahayd marki xasuuq foolxun uu ka dhacay deegaanka Xajiin oo hoostaga degmada Awbarre ee ismaamulka Somali galbeed. Waxa askar ka tagtey degmada Awbare rasaas ku fureen beeralay deegaankaas ka soo jeeda markii sida la shegay ay beeralaydu taagteen calankja dawlada Itoobiya.



ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.