X

Faalo xiise leh maxaan ka ognahay musuqmaasuqa ay wado shirkada Soma OIL ee Ingiriiska

Faalo xiise leh oo waraysi ah oo ku saabsan shirkada loo sameeyay in Somaliya saliideeda ay iibsato ee Soma OIL. Waa shirkad aan hore u jirin uuna madax ka yahay nin hore u hogaamin jiray xisbiga talada dalka Ingiriiska haya ee uu hadda hogaamiyo David Cameron.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS.COM

 

admin:

This website uses cookies.