Faarax Geedoole oo isna goobta ka hadlay ayaa ka naxay qabyaaladii Muuse Biixi uu isha u haadiyay Samaale iyo Maxamed Biixi oo ay isku jufo yihiin…Haday iyagu isku jufo yihiin ana maxaan ahay. Wuxuu kaloo banaanka soo dhigey xisaab qaldanayn oo lagu sheegay in uu lagu doortey Muuse Biixi.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS.COM