Aqoonyahan ku biirey xisbiga Wadani oo lagu xidhey Borama laguna xidhey adoo Habar-Cafaana waxa uu ka dooney Wadani. Aqoonyahankan ayaa sheegay in wasiirka waxbarashadu C/llaahi Dheere ka dambeyay xadhigiisa iyo weliba Suldaanka beesha.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS