X

Fadeexad foolxun oo wasiir ka tirsan maamulka Somaliland kula kacay masaakiin iyo qaylada

Fadeexad foolxun ayaa wasiir ka tirsan maamulka Somaliland kula kacay dad masaakiina oo Burco ku nool kadib markii meel hoy u ahayd uu diberdda ka dhigey loona sheegay in dib loogu dhisayo lana arkey goobtii oo la iibsadey daarona laga jeexay.

 





Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.