Oslo–Fadeexad tii ugu xumayd oo ka dhacday Norwey kadib xaflad 18 May oo la isku qabsaday iyo calankii beesha dhexe ee Somaliland oo laga diidey goobta. Wasiirka beeraha oo lagu dulqabsaday maykarafoonka iyo booliiska keenay iyo ka baxa meesha iyo ka bixi mayno.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS.COM